Qoraal lagu xusayo Saadam Xuseen oo lagu arkay xaafad kutaala London (Daawo Sawirro)

Dadka kunool xaafad katirsan magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa lama filaan waxaa ku noqotay in xaafadooda ku arkaan qoraal lagu xusayo Saadaam Xuseen Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq. Qoraalka oo lagu dul qoray bir lasoo qurxiyay ayaa laga taagay wado dhax marta xaafad katirsan magaalada London, waxaana qoraalka oo kalgaceyl ka muuqday lagu … Continue reading Qoraal lagu xusayo Saadam Xuseen oo lagu arkay xaafad kutaala London (Daawo Sawirro)